Xarunta  Cilaan saarka Hanan Peaty Salon oo ka Warbixisay Siday u Shaqeyso Xarunta.

0
256
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo Xarunta Kumeel gaarka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ka jira goobo badan oo Cilaanka Lagu saaro kuwasoo  Haween badan ay u noqtay shaqo abuur .

Xarunta Hanan Peaty Saloon waxaa ay ka mid tahay Xarumaha Cilanka ay ka saartaan qaar kamid ah dumarka  ku nool maglaada kismaaya, kuwasoo ay ka saartaan cilaanka  Noocyadiis kale duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.