Baarlamaanka Jubbaland oo Ansixiyey xeerka Kalluumeysiga Jubbaland

0
214
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Golaha Wakiilada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kalfadhigii sadaxaad fa dhigiisii sagaalaad oo maanta yeesheen ayaa waxa ay ku   ansixiyen xeerka Kaluumeysiga kaa soo wasaaradda kaluumeysiga iyo kheeraadka badda horkeenta golaha baarlamaanka Jubbaland.
Wasiirka Wasaaradda kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Jubbaland xildhibaan Cabaas Cali Ibraahim ayaa golaha wakiilada Jubbaland ka codsaday ansixinta xeerka kalluumeysiga.

 

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.