Haween Iskaashato ah oo Sameeya Hilibka Oodkaca

0
477

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Haweenka soomaaliyeed ayaa ah ku wa qabta shaqooyin badan oo kala duwan si ay ubadkooda ay ugu maareeyaan,hadaba maagalada kismaayo waxaa ku sugan haween la magac baxay ururka Kulmiye oo sameeye hilibka oodkaca ama luqmada.

Hilibkaas ayaa loo sameeyaa qaab ka duwan sameeynta noocyada kale ee hilibka soomaalida,waxaana loo isticmaalaa Aroosyada xafladaha kala duwan.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.