Wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo Iskuullo ka hirgelinaysa deegaanka Baarsanguunni

0
322
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degaanka Baarsanguuni oo dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo oo ah deegaan Qadiimi ah ayaa waxaa ka jira baahiyo dhanka waxbarashada ah.
Deegaanka kama jiraan goobo lagu bixiyo waxbarshada maadiga ah waxaana adeeg waxbarsho  oo uu deegaankan helo ugu danbaysay  xilligii dowladii dhexe ee dalka.
Hadaba wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland ayaa wada qorshe lagu hirgalinayo xarumo waxbarasho.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.