Wasarada Cafimaadka Jubbaland oo kismaayo ku Soo Gabagabeysey Shirwaynaha Sadexaad ee Wasaaradda.

0
321

Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasiirka wasaarada caafimaadka Jubbaland Mursal Mohamed Khaliif ayaa soo xiray Shirweynaha 3-aad ee Caafimaadka Jubbaland oo mudo sadax cisho ah ka socday magaalada Kismaayo, shirkaan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka wasaaradda ee sanadkii 2019 iyo qorsheyaasha u degsan sanadkaan cusub ee 2020.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.