Mac-hadka Umul Qura oo Xaflad Qalin Jabin ah uqabtay Arday Dhameysay Qur`aanka Kariimka ah

0
281

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Machadka Umul Qura waa mid kamid ah Macaahida ku yaalo magaalada kismaayo xarunta kumeel gaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Machadka Umul Qura ayaa xaflad qalin jabin ah uqabatay Dafcadii 13 ee Qalin jabisay Machadka Kuwaa oo ka kooban ilaa dhowr iyo toban arday oo dhameysay barashada quraanka kariimka.
Xaflada qalinjibta waxaa kasoo qeyb galay Waalidiinta Ardayda Dhigata Machadka Umul Qura iyo Marti Sharaf kale Iyadoonka Halkaasi lagu Guduunsiiyey Shahaadooyin Ardayda Dhameysay Barashada Quraanka Kariimka Qowlkii eebe.

Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.