Xuska Maalinta dhalinyrada Adduunka oo maanta lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
92

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-munaasqabada xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku asteysan maanta ayaa waxaa magaalada Kismaayo loga dabaal dagayay maalinta dhalinyrada adduunka

munsabada xuska ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasaarada dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Dowlada Jubbaland ,ururka dhalinyrada , wasiiro ka tirsan Jubbaland iyo qaar ka mid ah ururada bulshada

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here