Xuska maalinta cunnada Addunka oo Magaalada Jowhar lagu qabtay

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo waraabka dowlad goboledka Hirshabeelle oo kaashanaysa Hay,addaha ACF iyo NRC ayaa Magaalada Jowhar ee caasimada Hirshabeelle ku qabatay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Cunada aduunka iyo beeralaysa Soomaaliyeed.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here