Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo gabagabeyay munaasabad lagu xusayay Maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha taas oo soo socotay muddo 16 maalmoood ah.
Xusida maalintaani Caalamiga ah oo Sanadkiiba mar la qabto ayaa waxaa hal-kudhiga Sanadkaani uu ahaa (Xaquuqdayada Mustaqbalkeena hadda hirgali.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.