Xuska Maalinta Bad-qabka Bukaanka oo lagu qabtay Kismaayo

0
226
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabada xuska maalinta caalamiga ah ee bad-qabka bukaanka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Kismaayo

Xaflada xuska maalintaan ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka iyo xubnaha kale ee bah wadaagta la ah wasaaradda Caafimaadka ‘ u jeedka maalintaan loo xusayo  ayaa ah in la dhaawro bad qabka bukaanka, kal kaaliyayaasha caafimaadkana lagu  wacyi galiyo sidii ay u dar yeeli lahaayeen bukaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here