Xulka Kubadda Cagta Jubbaland oo kulan dhiirra-gelin ah loo qabtay

0
494

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xulka kubadda cagta Jubbaland oo laga soo kala xulay kooxaha ka dhisan dhammaan deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sanadkaan waxaa ka muuqdo diyaar garow xooggan oo ay doonayaa in ay ku difaacdaan koobka Dowlad Goboleedyada Dalka iyo Gobalka  Banaadir  oo markii ugu dambeeysay ay ku guuleysteen.

Xaliimo Faarax Godane waa ka mid ah dadka ka shaqeeya arimaha nabadda ayaa waxay dhiiri galisay ciyaartooyda xulka Jubbaland.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here