Xulka Kubadda Cagta Jubbaland oo diyaar garow ugu jira in ay difaacdaan Koobkii ay hanteen 2017,kii

0
392

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartanka ciyaaraha kubadda caqta ee maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo labadii sano ee la soo dhafay hakad ku jiray ayaa rajo wanaagsan laga qabaa in uu qabsoomo dhamaadka sanadkaan 2020.

Xulka kubadda cagta Jubbaland  oo sanadkii 2017kii ku guleeystay koobkii loo dhigay Maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa sanadkaan diyaar garow adag ugu jira in ay mar kale koobka difaacdaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here