Xubno ka socday Aqalka sare oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay Federalka iyo dib u Heshiisiinta

0
27
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Buslahda Soomaaliyeed ayaa wali waxa aysan fahamin arrimaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta, kulan looga hadlaayay arimaha federalka ayaa lagu qabtay todobadakan magaalada Kismaayo waxaana intiisa badan looga hadlaayay arimaha federalka iyo dib u heshiisiinta oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed ee kunool deegaanada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here