Xoolo dhaqato ku nool deegaano hoostaga Raage ceelle oo ka cabanaaya Abaaro

0
96

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Xoolo dhaqata ku nool deegaanka tublaabe iyo deegaanada ku xeeran ayaa sheegay in mudo afarsano ah aysan helin wax roob ah, maadaama ay ku tiirsanaayeen roobka mana maro Wabiga Shabeelle deegaanadaas ,waana dhul buurley ah.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here