Xoolo dhaqatada deegaanada Jubbaland oo baaq loo jeediyay

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xoolaha nool sida Geela,Loda iyo Ariga waa il dhaqaale oo ay ku tiirsanyihiin bulshada Soomaaliyeed oo u badan kuwo noloshoodu ay ku tiirsantay xoolaha.

sanadihii u dambeeyay, xoolo-dhaqatada soomaaliyed gaar ahaan kuwa ku nool gobolada Jubbaland waxaa haystay caqabado la xiriira isbedelka cimilada, cudurrada xoolaha kuwa dhaca , iyo aqoon la’aanta ku saabsan xanaanada casriga ah ee xoola.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here