Xoolaha laga raro Baladweyne oo sara u kac ku yimid

0
17

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiran oo inta badan laga raro xoolaha laga dhoofiyo dekeddaha Boosaaso iyo Berbera ayaa xiligan laga dareemaya sara u kac ku yimid qiimaha Xoolaha gaar ahaan ariga iyo Lo’da.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here