Xoola dhaqatada deegaanka Buulo xaaji oo daawo la gaarsiiyay

0
103

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo daaqa Jubbaland Maxamad Nuur Cali Cabdinuur oo ay wehliyaan xubna kamida wasiirada Jubbaland iyo waaxda Cafimaadka ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa kormeer iyo qimeen ku tagay Degaanka buula xaaji ee galbedka Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here