Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurada ku dhaca Xoolaha Nool gaar ahaan Geela iyo Lo,da ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshaa Ganacasiga Suuqa Xoolaha ee Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, sida ay sheegeen Gnacastada Xoolaha ee Suuqaasi Maadama ay yeraadeen Geelii iyo Lo’adii loo iibgeyn jirey Suuqaasi.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.