Xoghayaha Hay’adda dhulka Jubbaland oo sharaxay shaqada ah qabato Hay’adda

0
320

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda dhulka Jubbaland waa Hay’ad ka shaqeeyso kala gadashada iyo sharciyeenta dhulalka.

Iyadoo muhiimadda loo aasaasay ay tahay in bulshada dhaxdeeda aysan ka dhicin is qab qabsi ku aaddan dhulalka.

Hadaba xoghayaha Hay’adda dhulka Jubbaland Xasan Cabdullaahi Cumar Xasan Karatey  ayaa waxa uu sharaxayaa shuruudaha looga baahan yahay dadka kala gadanaya dhulalka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here