Xoghayaha guud ee Ururka FESOJ oo Ka Waramay Tababarada ay siiyaan Wariyaasha Soomaaliyeed

0
114

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Isutaga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ ayaa wada dadaalo ku aadan sidii tababaro ku filan u heli lahaayeen Wariyaasha Soomaaliyeed iyadoona sanadkaan 2023 deegaankada Koonfur Galbeed ay ka qabeteen Tababaro badan oo ay ka faa’iideysteen wariyaasha iyo qeybaha kala duwan ee ururada bulshda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here