Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo bandhigay xog aruurin lagu sameyey dadka qaba xanuunada ku dhaxa maskaxada,daraaasad soctay muda lix bilood ah ayaa waxaa diirada lugu saarayey bahiyaha gaarka ay qabaan dadka qaba xannuunada maskaxda ku dhaca iyo takoorka ay kale kulmaan bulshada
waxaan shirkan looga hadlayey sidii ay gacan u siin lahayeen bulshada ku nool dowlad goboledka Jubbland dadka qaba xanunnada dhimirka.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.