Xog-hayaha guud ee Hay’ada KAAF oo buslahda ugu baqaday in ay ka shaqeeyan Nabadda

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xoghayaha Guud ee Hay’adda KAAF ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay door muuqda ka qaataan ilaalinta nabadda iyo wadajirka Buslahda Somaliyeed

Iyadoo ay shegtay in nabaddu ay tahay hantida ugu qaalisan ee ay ummad lahaan karto , waxaan bulshada la furay in ay ka shaqeeyaan sidii nabada iyo si dhaxgalka bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here