Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Markii uu Dalku burburay waxaa meesha ka baxay Hay’adihii dowlada iyo adeegyo badan oo bulshada aas aas u ahaa ku waas oo uu ka mid ahaa adeega garsoorka.
Hadaba Garsoorka Jubbaland oo in muddo ah shaqaynayay ayaa dadka waxaa ay gaystaan dacwadohooda si ay caddaalad u helaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.