Xog aruurin ku saabsan saamaynta isbadalka cimilada oo laga sameeyay deegaanada Jubaland

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowlada Goboledka Jubbaland ayaa deegaanada Jubbaland ka sameysay xog aruurin ku saabsan saamaynta ka dhalatay isbadalka cimilada.

Meelaha xog aruurinta laga sameeyay waxaa kamid ah Gobolka Gedo iyo Gobolka Jubbada hoose gaar ahaan magaalooyinka uu maro wabiga Jubba.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here