Xirtadlayaasha kabaha tola ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay Xirfadooda

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-xirfada farsamada gacanta ayaa fursad shaqo u ah qaar kamid ah bulshada Soomaaliyeed kuwaas oo shaqadooda ka maareeya noloshooda isla markaana kasoo dhacsada quutul yoomkooda, Warbaahinta Waamo ayey uga warbixiyeen Xirfadooda.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here