Xiriirka Kubadda Cagta Jubbaland oo shaaciyay waqtiga la bilaabayo horyaalka heerka 2-aad ee Kismaayo

0
237

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartan ciyaareedka  horyaalka heerka  labaad ee degmada Kismaayo ayaa waxaa uu ku bilowday si xamaasad leh balse waxaa laga ciyaaray uun  kaliya 16 kulan oo tartankaan ka mid ah,waxaana intaasi kadib la hakiyay tartaankaan maadaama ay maagalada wajaheysay xiligaas halis badan oo ah mowjaddii labaad ee xanuunka covid-19,xoghayaha xirirka kubadda cagta Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Suufi ayaa ka hadlay xilliga ay db u bilaabi doonan tartaankaan ay ka harsanyihiin afar iyo tobanka kulan.

 

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here