Xiriirka Kubadda cagta Jowhar oo codsaday in la dhiso garoomo

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Jowhar C/laahi Xuseen Sheekh (Zey) ayaa codsi ku aadan dhismaha garoomada kubadda cagta ee Shongole iyo Xasey Kumaari u gudbiyay madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe)

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here