Xiriirka Kubada cagta Jubbaland oo hergeliyay xarun ay ku kulmaan ciyaartooyda Jubbaland

0
269

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xiriirka Kubada cagta Jubbaland ayaa daahfuray xarun ay ku kulmi doonaan ciyaartooyda Jubbaland,maadaama gobalka Jubada hoose uu taariikh ku lahaa ciyaarihii dalka,ayna ku suganyihiin qaar ka mid ah ciyaartooydii gobalka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here