Xirfadleyda Biraha Tuma oo codsaday in la hormariyo shaqadooda

0
482

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Farsamo yaqaanka waa shaqaale ka shaqeeya qaybta farsmada gacanta wuxuu gacantiisa ku soo saaraa alaabta aynu guryaha ku isticmaalno qeybo ka mid ah waana mid  ku xeeldheer xirfaddiisa iyo  farsamadiisa waxa  la xiriira.

Waxaa ay ku shaqeeyaan goobo iyagu ay sameysteen oo kaliya Qorraxda ay ka galaan ma helaan hormarin intaas dhaafsiisan,waxaana noloshaasi adag ku qasbeysa nolol maalmeedka Qoysaskooda oo ay halkaasi ka raadiyaan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here