Xirfadlayaasha tola dharka noocyadiisa kala duwan ee kismaayo oo kawarbixiyay qaabka ay wax utolaan

0
35

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Harqaanku waa mid kamida xirfadaha farsamada gacanta isla markaana si wayn looga shaqaysto gudaha dalka Soomaaliya, qaar kamid ah dadka ku shaqayta xirfada dhar tolista ee kunool magaalada kismaayo ayaa ka warbixiyay qaabka ay u shaqaytaan iyo sida ay nolashooda uga mareeyaan

Juweyriyo HassanĀ ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here