Xirfadlayaasha Biraha Tuma oo ka warbixiyay shaqadooda

0
261

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Farsamada gacanta ayaa door muhiim ah ka qata hormarka adeegyada ay bulshada qaar ay isticmaasha,dadka ka shaqeeysta farsmada gacanta gaar ahaan kuwa farsameeya Biraha, Yaambada , masaaraha iyo qaar badan oo ka mid farsmada gacanta ayaa ah kuwa ay ku shaqeesytaan.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here