Xirfadlayaal Caafimaad oo Baaydhabo loogu qabtay Tababar xirfadooda kor loogu qaadayo

0
117

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ka Daahfurey Tababar Aqoon Tooda Kor Loogu Qaadayo Xirfadlayaasha Caafimaadka kaasi oo socon doono mudo Laba maalmood waxaana wasarada ka caawisay Hay’adda Cafimadka Aduunka Ee WHO.

Aamina oo ka mid ah Saraakiisha Caafimaadka Hay’adda Cafimadka Aduunka Ee WHO ayaa hadashay Muhiimada ay qabashada Tababarkaan dhaqaalaha ugu bixiyeen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here