Xiliga la furayo Garoonka Diyaaradaha Raas-kaambooni oo la shaaciyay

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo duulista hawada dowlada Goboleedka Jubbaland mUDANE Abdulaahi Dubada Shiid oo ka qeyb galaayey kulan dad weyne oo ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa ka hadalay xaalada guud ee Garoomada diyaaradaha ee Jubbaland.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here