Wararka Xildhibaanada KGS oo Hal sano ugu kordhiyay mudo xileedka Madaxweynaha By admin - April 20, 2020 0 352 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Baydhabo(Idaacadda Waamo)Xildhibaanada Barlamaanka Koonfur Galbeed ayaa Hal Sano ku Kordhiyay Mudo Xileedka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Arintaan ayaa ka dhigan in ay isku Waqti noqon doonaan Barlamanka iyo Madaxweynaha. Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X