Xildhibaanada Jubbaland Oo Tababar Aqoon Korosi ah loo Soo Gaba-gabeeyay

0
261
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Aqoon Korarsigaan Oo Socday Mudo Afar Maalin Ah ayaa Loo Qabtay Mudanayaasha Baarlamanaka Labaad Ee Dowlad Goboleedka  Jubbaland  Waxaana Lagu Baraayay matalaada xildhibaanka Laxisaabtanka  Hey-adaha Dowlada iyo Habka Xeer Dajinta waxaana Tababarkaan Soo Qaban Qaabisay Hey-ada (UNDP)
Xildhibaanadii Kulanka Aqoonkorsiga Kahadlay ayaa Codsaday in loo Qabto Tababaro Noocaan oo kale si ay Waxbadan Ooga Faa’idaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here