Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jubbaland oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay in bulshada ay helaan Cadaalada iyo Amni

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jubbaland oo ka qeybgalay kulan lagu soo bandhigaayey baahiyaha Cadaaladda iyo Amniga bulshada ayaa waxay ka hadleen sida ay bulshada muhiim ugu tahay in ay helaan Caddaalada iyo in ay qeyb ka noqdaan sidii ay u ilaalin lahayeen Amniga.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here