Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Xildhiban Shugri Weyrax oo ka tirsan baarlamaanka Jubbaland ayaa maanta warbaahinta la hadlay isagoona ku baaqay in dadka ey sameysay Elnino la gaarsiiyo gurmad bini`adannima oo caalami ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.