Xildhibaan Foos Cali Cabdiraxmaan oo Baaq Nabadeed u dirtay Beelo Dirir dhex martay

0
370

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xildhibaan Foos Cali Cabdiraxmaan oo ka mid ah Golaha shacabka Jubbaland ayaa waxay Baaq Nabadeed u dirtay Beelaha walaalaha ee ku dagaalamay duleedka magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here