Xildhibaan Abdirashiid Xidig oo magaalada Kismaayo ku soo bandhigay Calafka Xoolaha oo macmal ah

0
258
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili Abaaro baahsan ay ku dhufteen meelo badan oo ka mid ah Soomaaliya gaar ahaan deegaanda Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka mid ah deegaanada ay sida ba’an u saameysay abaarta xiigaan Wadanka Ka jirto,  ayna ku le’deen  Xoolihii ugu badnaa ayaa waxaa Xildhibaan Abdirashiid Xidig oo ka mdi ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya  uu dhawaan magaalada Kismaayo ku soo vandhigay mashruuc lagu diyaarinaayo Calafka Xoolaha, kaasoo wax badan u tarayo dadka Xoola dhaqatadad ee ay abaaraha Saameeyeen.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here