Xiddigaha Ku Tartami Doono Xiddiga ugu Fiican Africa oo Lasoo Saaray 

0
242

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Xiriirka kubbada Cagta Afrika ee CAF ayaa ku dhawaaqay saddexda ciyaartoy ee ku tartami doona Abaal marinta kubbada cagta Afrika ee sanadka 2022.

Xiddigaha Mohamed Salah, Sadio Mane iyo Goolhaye Edouard Mendy ayuu midkood ku Guulaysan doona Abaalmarinta xiddiga ugu fiican qaarada Africa sanadka 20022 iyada oo habeen dambe lagu qaban doono magaalada Rabat ee dalka Morocco.

Labada Xiddiga ee ugu cad-cad ku guulaysiga abaalmarinta ayaa kala ah Xiddigaha Salah iyo Mane kuwaas oo muhiim ka ahaa kooxda Liverpool iyo Xulalkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here