Xiddiga Edinson Cavani oo Xushay Shaxdiisa ugu Fiican ee Xiddigihii uu Kasoo Garab Ciyaaray.

0
285

Yurub(Idaacadda Waamo)- Xiddiga Edinson Cavani oo 33 jirka ayaa Man United kusoo biiray maalintii ugu dambaysay waxaana uu sugi doonaa in uu kulankiisii ugu horeeyay u ciyaaro Man United maadama lagu maqan yahay fasaxa xulalka.

Cavani ayaa usoo ciyaaray kooxo kala duwan sida Parma, Napoli iyo PSG kuwaas oo uu kaga soo garab ciyaaray xiddigo badan oo heer caalami ah.

Xiddiga u dhashay Uruguay ayaa wacdaro ka soo dhigay kooxda PSG isaga oo noqday xiddiga ugu goolasha badan taariikhda kooxda PSG kooxdana kula soo guulaystay koobab aad u badan.

Cavani ayaa kasoo garab ciyaaray xiddigo badan waxana uu soo xushay shaxdii ugu fiicnayd ee xiddigihii uu ka soo garab ciyaaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here