Xeer ilaayaha guud ee Jubbaland oo kulan la qaatay hoggaanka Ururka Suxufiyiinta Jubbaland.

0
208

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Xeer ilaayaha guud ee Jubbaland ayaa xafiiskiisa  kulan kula  qaatay xubna ka tirsan ururka Saxufiyiinta Jubbaland oo ugu horeeyo gudoomiyaha ururka iyo Xog-hayaha iyo xubno kale oo ka tirsan ururka.

Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland ayaa marka hore waxa uu ururka ugu hambalyeeyey doorashadii uu qabtay.
kulanka marka uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland Maxamed Sheeq Ismaan,isagoona faafaahin ka bixiyey wax yaabihii kulanka loogawada hadlay.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here