Xeer ilaaliyasha Cusub Gobolka Gedo oo loogu baaqay ka shaqeeynta Caddaalada

0
23
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka qeybgalay kulan lagu dhaarinayay garsoorayaasha iyo xeer-ilaaluinta ee Gobolka Gedo ayaa waxuu ugu baqay in ay bulshada ay ugu shaqeeyaan si cadlaada ah ayna iska ilaaliyaan waxyabaha keena kara Musuq-maasuq iyo qaadashada laluushka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here