Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboledka Jubbland Mudane Maxamed Sheikh Osman oo shir jirad ku qabtay xafiskiisa magaalada Kismaayo ayaa ka warbixiyey shirka sanadalaga ee loo qabtay bahad garsoorka ee dhawaan ka dhacay Caasimadda dalka Soomaliya ee Muqdisho.
Shirka ayaa loga hadlayey caqabadaha ka jira dhanka Garsoorka iyo doorka ay garsooriyaashu ka qaadan karaan la dagaalanka Musmasuqa.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.
Audio Player