Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi balaraan oo ka socada EU ayaa waxaa ay kulan kula qateen magaalada Kismaayo Xeer Ilaaliyaha guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland,iyagona ay ka wadahadleen sidii loo hormarin lahaa howlahada Caddaalada iyo xeer ilaalinta Garsoorka Jubbaland.
Abdinur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.