Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbland ayaa waxaa uu kulan is xog wareysi ah kula qaatay xafiiskii gudiga Caddaalada garsoorka arimaha diinta iyo golaha wakiilada Jubbland .
kulankaan ayaa waxaa loga hadlayay sida ay garsoorayaasha ula tacalaan bulshada ku nool Dowlad Goboleedka Jubbland .
Qaar ka mid ah Xildhibanada Jubbland ayaa waxaa ay weydiiyeen xeer ilaliyaha guud su’aalo la xariira arimaha garsoorka .
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.