Xeer ilaaliyaha Jubbaland oo ka hadlay muhiimadda bulshada u leeyahay Garsoorka

0
44

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xili magaalada Kimaayo ee xarunta kumeel gaar ah ee Jubbaland lagu dhaariyay Garsoorka cusub ee Gobalka Gedo, Garsoorka Cusub ayaa lagu booriyay inay si hufan oo cadaaladi ku dheehan tahay ay ugu adeegaan shacabka Jubbaland si looga fogaado wax kasto oo keenii kara isku dhaxyaac iyo Cadaalad daro.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbxintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here