Xeer ilaaliyaha Jubbaland oo digniin u diray dadka ciqaabo dameerada ay ku shaqeystaan.

0
354

Kismaayo(Idaacada Waamo)Gaari dameerada ayaa loo adeegsadaa siyaabo kala duwan oo ay ka  mid yihiin lagu dhaansado biyaha,in lagu guuro,iyo waliba shaqooyin kale oo badan.

Dadka ku xamaashada dameerada qaarkood ayaa waxay qaab arxan darro ah ula dhaqmaan Dameeraha.

Cabdiraxiim Deeq Muuse ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here