Xeer ilaaliyaha guud Jubbaland oo ka warbixiyey qaabka u shaqeeyo xafiiska xeer ilaalinta

0
298

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Sheeq Ismaan Saciid  ayaa waxaa uu ka warbixiyey howlaha uu qabto xafiiska xeer ilaalinta.

Sidoo kale xeer ilaaliyaha ayaa faafaahin ka bixiyey kormeer uu dhawaan ku tagay xabsiga dhaxe ee dagmada kismaayo, isagoona sheegay in uu u kuur galayay xaaladaha ka jira xabsiga dhexe.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here