Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland oo ka warbixiyay dacwadaha Sanadkaan Xafiiskiisa lasoo gaarsiiyay iyo sida xal looga gaaray 

0
157

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maxamed Sheekh Cismaan xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland ayaa ka warbixiyay shaqada uu xaafiisku qabto iyo sida ay ku soo gaaraan kiisaska kala duwan ee xafiiska la keeno waxaa uuna sheegay in sanadkaan xafiiska xeer ilaalinta ay soo gaareen in ka badan 300 oo kiis ku waas oo intooda badan xal laga gaaray.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here